Skip to main content

Posts

Showing posts from 2018

Ogeysiis-ogeysiis

Isku soo noqod wacan waxooga aan ku kala maqneyn hawada.waxa manta ku soo noqoqdey Isla hawadii.sidaa daraadee waxa qof kasta lagu wargalinayaa in blog dib shaqadiisii u bilaabey manta oo ah Isniiin  Isla socod wanaagsan.

Jaamacada Carabta oo ka hadashay khilaafka dowladda federaalka iyo shirkadda DP World

Jaamacada Carabta oo ka hadashay khilaafka dowladda federaalka iyo shirkadda DP World   Jimco, Maarso, 09, 2018 (HOL) –Iyadoo uu soo ifbaxayo khilaaf soo kala dhaxgalay dowladdaha Soomaaliya iyo  shirkadda DP World ayeey dowladda Soomaaliya waxaa ay qoraal Ashtako ah dirtay  Ururka Jaamacada Carabta. Dowlada federaalka ayaa ayaak u tilmaamtay heshiiskii dhawaan lagu qeybsaday saamiga dekedda Berbera mid sharci darro ah oo aan loo marin dariiqii saxda ahaa iyo hay’addaha dastuuriga ah ee dalka. Bayaan ka soo baxay Jaamacada Carabta oo ka koobnaa Afar qodob ayaa waxaa ugu horeyn lagu soo dhoweeyay Wadahadalkii kol hore u bilowday dowladda Somalia iyo Maamulka Somaliland, waxayna ku boorisay labada dhinac in ay sii wadaan si xal looga gaaro arrimaha masiiriga ah ee ka dhexeeya. Jaamacada Carabta ayaa bayaanka ay soo saartay ku sheegtay iney taageersan tahay howlgalada ay Somalia ka wadaan ciidamada Midowga Afrika ee dowlada federaalka ka taageeraya dhinaca soo celinta nabada &

DANTA ITOOBIYA EE HESHIISKA DP WORLD EE DEKADDA BERBERA! (QORSHIHII MELES ZENAWI)

DANTA ITOOBIYA EE HESHIISKA DP WORLD EE DEKADDA BERBERA! (QORSHIHII MELES ZENAWI) Waxaa todobaadkan si rasmi ah ay u Saxiixdeen Dowlada Itoobiya, Somaliland iyo Shirkada DP World mashruuca balaarinta dekadda Berbera kaasi oo ahaa mid muddo dheer soo socday wadahadalkiisa. Sidaan ku sheegay Maqaalkii aan qoray [12kii Janaayo 2016], xiligaasi oo uu Madaxweynihii hore Somaliland Axmed Siilaanyo codsaday in dib loo furo wadahadalka Somaliland iyo Dowlada Federaalka ayaa qodobada ugu waaweyn waxa kamid ahaa Mashruucan dekadda Berbera. [ Halkan ka akhrsio Maqaalkii 2016 ] si aad wax uga fahanto halka uu mashruucan salka ku hayo. Maqaalkan waxaan ku eegaynaa qodobada kala ah: 1- Taariikh Kooban Mashruuca Berbera 2- Guusha Itoobiya ee mashruuca Dekadda Berbera 3- Codsiga DP world ee ahaa in Itoobiya heshiiska wax ka saxiixdo 4- Halista Somaliland kala kulmi karto sida loo qeybsaday mashruuca 5- Awooda Dowlada Federaalka Soomaaliya Taariikhda Mashruuca  Mashruuca loo yaqaan Berbe

Xisbiga WADDANI oo heshiishka DP World ku tilmaamay mid madmadow badan ku jiraan

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sharci daro ku tilmaamay heshiishkan saddex geesoodka ah ee DP World la gashay Somaliland. Gudoomiyaha xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa sheegay in heshiishkani Dp World uu mad madow badani ku jiro,isla markaana aan shacbiga loo soo bandhigin. “Heshiishyada xukumadihii kala dambeeyey ee xisbiga kulmiye la galeen dalka aanu jaarka nahay ee Imaaraadka Carabta waxa ka muuqata madmadow faro badan , iyadoo shacbiga si dhab ah loogu soo bandhigin heshiishyadaasi, waxa ka marag kacaya mugdisigaasi shirkad loogu magac daray Somaliland Investment Company oo sharciga samayskeedu waafaqsanayn shuruucda Somaliland oo Dubai laga sameeyey”ayuu yidhi Guddoomiye Cirro. Sidoo kale, Cirro waxa uu sheegay in heshiishkan cusub ka hor imanayo heshiishkii hore ee Baarlamaanku ansixiyey, waxaanu sheegay in heshiishkaasi hore Somaliland lahayd 35%, haseyeeshee kan dambe laga jaray 5%. “Heshiiskaasi hore ee aan rasmiga ahayn heshiishkan cusubi

Why war in the world?

We live in a world of trouble. Conflicts today may be much less lethal than those that scarred the last century, but this brings little comfort. We remain deeply anxious. We can blame terrorism and the fear it inspires despite the statistically unimportant number of casualties it inflicts, or the contemporary media and the breathless cycle of “breaking news”, but the truth remains that the wars that seem to inspire the fanatics or have produced so many headlines in recent years prompt deep anxiety. One reason is that these wars appear to have no end in sight. To explain these conflicts we reach for easy binary schema – Islam v the west; haves against have-nots; nations that “play by the rules” of the international system against “rogues”. We also look to grand geopolitical theories – the end of the Westphalian system, the west faced by “the rise of the rest” – or even just attribute the violence to “geography”. None of these explanations seems to adequately allay our concerns.

Somaliland refutes claims by Somalia on port deal with DP World

DP World’s sale would provide Ethiopia with a 19 percent stake in Somaliland’s Port of Berbera. (AP) The Somaliland Government has refuted claims by Somalia nullifying an agreement signed between the UAE ports operator DP World and the Ethiopian Government to acquire a 19 percent stake in Berbera Port. The Somaliland Minister of Information, Abdirahman Abdillahi Farah, said in a statement that the government of President Musa Behi Abdi worked to conclude the agreement with DP World and the Government of Ethiopia. and added that the Republic of Somaliland is a “sovereign and independent and does not allow others to prejudice its sovereignty”. On Friday, Somalia denounced the port deal, terming the agreement unconstitutional. The Somali Ministry of Ports and Marine Transport said in a statement that the government was not party to the agreement which it termed as defective. "This so-called agreement is both defective and detrimental to the sovereignty of the Federal

Ila Wadaag Fikirkaaga

Wixii talo iyo tusaale Iiku soo dir  Cabsho123@gmail.com Telephone:0633971781/0659127241 Facebook:Apdyrachid mo mowlid Twitter:Cabdirashid mowlid               Ama  Waxad comment ka dhibankarta postka

WASIIRKA HORUMARINTA BEERAHA OO JOOJIYEY SIIDHKA DIBADA LAGA SOO WAAARIDO

Hargaysa: Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa Shirkaddaha iyo hay’addaha ka shaqeeya soo dejinta iyo qaybinta Shinida beeraha ku amray inay maraan nidaam wasaaraddu ugu tallo gashay ilaalinta tayada shinida Beeraha. War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirku ayuu shirkaddaha iyo hay’addaha ka shaqeeya Shinida beeraha ku amray in ay u hogaansamaan nidaamka wasaaradda beeraha, waxaanu ku faahfaahiyey nidaamka ay wasaaraddu ugu talo gashay ilaalinta tayada Shinida beeraha. Warsaxaafadeedkan ayaa u dhignaa sidan: Ku: Dhammaan Hay’addaha Wadashaqaynta la leh wasaaradda horumarinta Beeraha Ujeedo: Soo Dejinta Shinida Beeraha Wasaaradda horumarinta beeruhu, iyada oo kaashanaysa dadyawga ka ganacsada ee ku hawlan soo dejinta agabka beeraha iy ohay’addaha qaramada midoobay, kuwa aan dawliga ahayn ee caalamiga ah iyo kuwa waddaniga ah ee ku hawlan kor u qaadista maceeshada iyo yaraynta macaluusha inay nagala shaqeeyaan arrimahan hoos

DP WORLD OO DEKADA BERBERA BALAADHINASA

Dubai-Shirkada DP World ayaa shalay la saxeexatay xukuumada Dubai heshiiskii u dambeeyey oo lagu dhisayo goob cashuuraha ka-caagan ( free Zone ), qeybna ka ah horumarinta dekeda Berbera. Sida lagu baahiyey wargeyska Khaliij Times shalay, DP World ayaa la filayaa inay dhisme ka bilowdo dhul qiyaastiisa lagu sheegay 12 KM (laba jibaaran), halkaasi oo laga hirgelinayo goob Free Zone ah sannadkan, si ay kaalin uga qaadato casriyeynta dekeda Berbera una keento inay noqoto xudunta ganacsiga gobolka, shaqo-abuurna looga helo. Gudoomiyaha shirkada DP World Md. Sultan Ahmed bin Sulayem, oo arrintaasi ka hadlay ayaa sheegay inay qorshaynayaan sidii ay Berbera u noqon lahayd xudunta marin-biyoodka Geeska Afrika, waxaanu yidhi, “Qorshayagu waa sidii Berbera u noqon lahayd xudunta marin-biyoodka Geeska Afrika, casriyeynteeduna waxay dhiirigelinaysa koboca dhaqaalaha gobolka. Waxay sidoo kale dhiirinaysaa dhaqaalaha gudaha, oo shaqo-abuur ka helayaan bulshada Somaliland iyo jiilasha dambe.

Ruushka Oo Sameeyey Diyaradii Hgu Weyneyd

Shirkadda Diyaaraddaha ee Russian Plane,  ayaa markii ugu horreysay isticmaalaysa diyaarad cusub oo aad uga weyn kuwii ay hore u isticmaali jirtay, waxaana diyaaraddani noqonaysaa MC-21. Diyaaraddan oo hore loo bilaabay samaynteeda waxa la filayaa in ay dulimaadkeeda ugu horeeya samayso  sannadka soo socda ee 2019, sida uu ku dhawaaqay  ku xigeenka Ra’isal wasaaraha  dalkaasi Ruushka Dmitry Rogozin oo u waramaayey wargeyska Moscow Times ee dalkaasi kasoo baxa oo uu wargeyska Dawan kasoo xigtay qormadan. “waxaanu hore ugu guulaysanay  in aanu samayno diyaaradda Russian MC-211-300 , iyada oo dhowaan samaysay duulimaadkeedii 33-naad , waxaanaanu hadda wadnaa samaynta diyaarad kale oo aad uga weyn diyaaraddaha hadda la isticmaalo, laguna magcaabo MC 21 “. Ayuu yidhi Mr  Dmitry Rogozin. Isaga oo Ra’isal wasaare ku xigeenka labaad ee Ruushku ka hadlaayey arrintaasi waxa uu yidhi “ waxa diyaaradda cusub la tijaabin doonaa  bisha February ilaa horaanta bisha March ee sannadkan cusub e

FARAQA U DHAXEEYA HARGEISA IYO MUQDISHO

Hargaysa waxeey xarun u tahay Wiilal Laawyocado ilaa Tukaraq doombinaayo miisaaniyadoodu tahay $363 million haaysto 60 kun oo wiil oo ilmo adeeradiis ah oo nuuc walba oo ciidan isugu jira isla markaana dalkisa hal askari oo ajaanib ah uusan joogin madaxtooyadiisa waligeed hoobiye kusoo dhacin askariga iridka jooga uusan haaysan qori calan gaar ah leh Bank gaar ah leh dastuur gaar ah leh lacag gaar ah leh intaas wiilal is dulsaartay inuu dunida la noolaado u diyaar ah ayaa jooga Hargaysa ,Burca, Hargaysa, Boorama , ceerigaabo iyo Laascaanood. uqdisho waxaa jooga wiilal xaafadaha muqdisho isaga kala gooshi karin markeey dalka ka baxayaan ama soo galayaan. dhamaan wadooyinka magaalka loo xiro habeen iyo maalin cabsi ku jiifto hoobiyahu kusoo dhaco madaxtooyadooda 40 kun oo shisheeye ilaaliso markeey meel aadayaana gawaarida qafulan ee ajaaniibta lagu qaado wiilal xafiisyadooda ajaaniib joogaan wiilal marka lasoo booqdo dadka garoonka ugu tago wiilal waalidkood habeen iy

ABOUT SOMALILAND COUNTRY

What did you know about Somaliland? →Somaliland isn't state beacouse Somaliland get it's indepence for british colony in 1960.when it gets its indepence it get relationship form Somalia. But the relationship that gets form Somalia isnt be good dream.Somaliland dream was to get relationship with there brothers that was same language and same ethnic  Somaliland and Somalia was declined in 1991 May 18. The reason that caused to decline Somaliland and Somalia was the sami of Parliament. Just Somaliland has peaceful that doesnt has there brothers of Somalia and other countries in the world . The people of Somaliland are happy and they are excellent there life. Somaliland is good country.................. If you have some questions let write the comment and our sent me my Email cabsho123@gmail.com   Writer:Apdyrachid mowlid osman

Biyaha Gabiley oo Gabaabsi Ah iyo Ku wareejinta Wasaradda Biyaha ito Macdanta(FALLO)

(GABILEY)BIYO LAANTA KA TAGAN IYO KU WAREEJINTA WASAARADA HORUMARINTA MACDANTA IYO BIYAHA MAXAY TARASAA.  Biyaha Magaalada Gabiley oo intooda ugu badani ka yimaadaan ceelasha Biyaha Botor islamarkaana,hore ay u badhi kaabi jreen  Golaha Deegaanka Degmada Gabiley,oo maalintii Arbacada ee Shaley si rasmi ah loogu wareejiyey Wasaaradda Biyaha ayaa dadweynaha Reer Gabiley,su,aalo badan iska weydiiyeen in isbadelkan ku yimid Geedi socodka biyuhu wax ka badeli doonaan iyo in kale. Inkastoo,ay jiraan dareeno badan oo Bulshadu ku waajahdey,in isbadelkan ku yimid nidaamkii Maamul ee Biyaha Gabiley aanu marnaba saameyn la,aan doonin islamarkaana, gees kasta oo laga joogsado ay iman doonaan xiliga adage e lagu jiro duruufo wax ka badeli doona cabitaankii Magaaladu,waxa ay dad badani aaminsan yihiin in Wareejintoodu tahey mid degdeg ah oo aaney jirin qorshe Wasaaraddu kaga dabaalan karto,wakhtigan guud ahaanba mushkiladaha jira Dareenkan Walaaca ah,ee Shacbiga Reer Gabiley ku beegeen War

Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland

Xukumadda Somaliland ayaa ka hadshay wararka sheegaya in ay joojisay saldhiga UAE ka dhisaneyso Somaliland  gaar ahan Berbera Haddaba wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Dr Sacad Cali Shire . Isaga oo ku sugan Imaaradka Carabta ayaa waxa uu ku jawaabey sidan" Waxa igu maqaala in Saxaafadda si qaldan loo geliyey.Saldhiga marka hore waxa loo qoondeyey dhul,Dhulkii qeyb ka mid ah waxa yeeshay Dad Faro badan.Waxa loo baahdey in haddii dhulkoodii laga qaado lo magdhow,lakiin magdhowgii dowladu may Awoodi karin,Sidaa Awadeed dowladu dhulkoodii waa loo koobey wana loo diyaariyey.Waxana la sugayaa in ay ka jawaaban,waxan la balansanahay UAE Insha Allah Bari." Sidaa Ayuu Wasiirku Hadalkiisa ku soo Gabo-Gabeyey.   Waxa qorey;Cabdirashiid mowlid osman Ku xidhow Subscribe iyo Follow Dheh

Laba wiil Oo Da'yar haddan Hamigooda Nololed Kamuqdo

Markad Aragtida Ee u fiirsatid Nuxurka iyo Ujeedad ku jirta isla markaaba waxa garaneysaa wax uu ku sahabsan yahay iyo xikmada ku duugan sawirkana Hoos ku Xusan.  Waa laba wiil oo ku jira Xarunta booliska Soomaliyeed ee daryeelka Caruurta Agoonta Ee ay dhaleen Allah ha Unaxiiste Askarta ciidanka Soomaliyeed Haddaba marka aad Sawirkan fiirisid Wax aad garan kartaa ujeedada Iyo dulucda uu Xanbaarsanyahay

Hogaamiyaha Aqlabiyada Kenya

Hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka kenya Adan Barre Ducaale ayaa hadalkan yiri " Xilibaanadda Soomalida ee dowladooda diidan uma ogolaanayno inay Nairobi ka dumayaan dowladda Farmaajo iyo kheyre . Waan ku kalsoonahay Faramaajo iyo kheyre shaqo Fiican ayayna hayaan ".

About My Life

Magacaygu waa Cabdirashid mowlid cisman Waxan Jeclahay in Aad bloggeyga ku xidhnaantan Si aan niila wadaago warar ku Sahabsan Somalida iyo Dunida Calamka Anigoo mid kale ah wiil soomali ah oo ku nool Gabiley/Somaliland oo Da' ahan jira 15yrs  Kuna jira dugsiga sare Fasalka 2