Markad Aragtida Ee u fiirsatid Nuxurka iyo Ujeedad ku jirta isla markaaba waxa garaneysaa wax uu ku sahabsan yahay iyo xikmada ku duugan sawirkana Hoos ku Xusan. Waa laba wiil oo ku jira Xarunta booliska Soomaliyeed ee daryeelka Caruurta Agoonta Ee ay dhaleen Allah ha Unaxiiste Askarta ciidanka Soomaliyeed Haddaba marka aad Sawirkan fiirisid Wax aad garan kartaa ujeedada Iyo dulucda uu Xanbaarsanyahay
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sharci daro ku tilmaamay heshiishkan saddex geesoodka ah ee DP World la gashay Somaliland. Gudoomiyaha xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa sheegay in heshiishkani Dp World uu mad madow badani ku jiro,isla markaana aan shacbiga loo soo bandhigin. “Heshiishyada xukumadihii kala dambeeyey ee xisbiga kulmiye la galeen dalka aanu jaarka nahay ee Imaaraadka Carabta waxa ka muuqata madmadow faro badan , iyadoo shacbiga si dhab ah loogu soo bandhigin heshiishyadaasi, waxa ka marag kacaya mugdisigaasi shirkad loogu magac daray Somaliland Investment Company oo sharciga samayskeedu waafaqsanayn shuruucda Somaliland oo Dubai laga sameeyey”ayuu yidhi Guddoomiye Cirro. Sidoo kale, Cirro waxa uu sheegay in heshiishkan cusub ka hor imanayo heshiishkii hore ee Baarlamaanku ansixiyey, waxaanu sheegay in heshiishkaasi hore Somaliland lahayd 35%, haseyeeshee kan dambe laga jaray 5%. “Heshiiskaasi hore ee aan rasmiga ahayn heshiishkan cusubi...

Comments
Post a Comment