Skip to main content

Posts

Showing posts from February, 2018

Laba wiil Oo Da'yar haddan Hamigooda Nololed Kamuqdo

Markad Aragtida Ee u fiirsatid Nuxurka iyo Ujeedad ku jirta isla markaaba waxa garaneysaa wax uu ku sahabsan yahay iyo xikmada ku duugan sawirkana Hoos ku Xusan.  Waa laba wiil oo ku jira Xarunta booliska Soomaliyeed ee daryeelka Caruurta Agoonta Ee ay dhaleen Allah ha Unaxiiste Askarta ciidanka Soomaliyeed Haddaba marka aad Sawirkan fiirisid Wax aad garan kartaa ujeedada Iyo dulucda uu Xanbaarsanyahay

Hogaamiyaha Aqlabiyada Kenya

Hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka kenya Adan Barre Ducaale ayaa hadalkan yiri " Xilibaanadda Soomalida ee dowladooda diidan uma ogolaanayno inay Nairobi ka dumayaan dowladda Farmaajo iyo kheyre . Waan ku kalsoonahay Faramaajo iyo kheyre shaqo Fiican ayayna hayaan ".

About My Life

Magacaygu waa Cabdirashid mowlid cisman Waxan Jeclahay in Aad bloggeyga ku xidhnaantan Si aan niila wadaago warar ku Sahabsan Somalida iyo Dunida Calamka Anigoo mid kale ah wiil soomali ah oo ku nool Gabiley/Somaliland oo Da' ahan jira 15yrs  Kuna jira dugsiga sare Fasalka 2