Skip to main content

FARAQA U DHAXEEYA HARGEISA IYO MUQDISHO

Hargaysa waxeey xarun u tahay Wiilal Laawyocado ilaa Tukaraq doombinaayo miisaaniyadoodu tahay $363 million haaysto 60 kun oo wiil oo ilmo adeeradiis ah oo nuuc walba oo ciidan isugu jira isla markaana dalkisa hal askari oo ajaanib ah uusan joogin madaxtooyadiisa waligeed hoobiye kusoo dhacin askariga iridka jooga uusan haaysan qori calan gaar ah leh Bank gaar ah leh dastuur gaar ah leh lacag gaar ah leh intaas wiilal is dulsaartay inuu dunida la noolaado u diyaar ah ayaa jooga Hargaysa ,Burca, Hargaysa, Boorama , ceerigaabo iyo Laascaanood.





uqdisho waxaa jooga wiilal xaafadaha muqdisho isaga kala gooshi karin markeey dalka ka baxayaan ama soo galayaan.
dhamaan wadooyinka magaalka loo xiro habeen iyo maalin cabsi ku jiifto hoobiyahu kusoo dhaco madaxtooyadooda 40 kun oo shisheeye ilaaliso markeey meel aadayaana gawaarida qafulan ee ajaaniibta lagu qaado wiilal xafiisyadooda ajaaniib joogaan wiilal marka lasoo booqdo dadka garoonka ugu tago wiilal waalidkood habeen iyo maalin hoostooda looga oohiyo
Wiilal miisaaniyadoodu tahay 260 million sanadkii Bank aan laheeyn ,lacag aan laheeyn dastuur aan laheeyn madaxtooyadoodaa 50 dhagax iridkeeda lagu gooyey cabsida jirta oo qura cajab
Hadii wiilka muqdisho dunidu dowladnimo u qirtay halka midaa hargaysana la yiri dowlad maahi waxaa igu soo dhahday sheeko xigmadi ku jirto oo hadeer ka hor dhacday
Laba nin oo feer isla dhacaayo isla markaana nin uu agtooda jooga ayaa dadweeyne kusoo baxay teedana waxaa la dhahay war ragaa maad kala celisid geel beelee?
Waxuu ku jawaabay hadaad ogaan laheedeen isku dirkooda dhibka iyo harjadka aan ka maray ima aadan dhahdeena maxaad raga u kala dhacin weeysay,
Allahayoow wiil ninkii korsan lahaa maadan siin ayaa laga hayaa nin dambaabay war been maan sheegay?
Allahayoow been iga dhoowr runta kuwii diidana yeelkoode.


 Waxa Qoray:Cabdirashid Mowlid Osman

Comments

Popular posts from this blog

DANTA ITOOBIYA EE HESHIISKA DP WORLD EE DEKADDA BERBERA! (QORSHIHII MELES ZENAWI)

DANTA ITOOBIYA EE HESHIISKA DP WORLD EE DEKADDA BERBERA! (QORSHIHII MELES ZENAWI) Waxaa todobaadkan si rasmi ah ay u Saxiixdeen Dowlada Itoobiya, Somaliland iyo Shirkada DP World mashruuca balaarinta dekadda Berbera kaasi oo ahaa mid muddo dheer soo socday wadahadalkiisa. Sidaan ku sheegay Maqaalkii aan qoray [12kii Janaayo 2016], xiligaasi oo uu Madaxweynihii hore Somaliland Axmed Siilaanyo codsaday in dib loo furo wadahadalka Somaliland iyo Dowlada Federaalka ayaa qodobada ugu waaweyn waxa kamid ahaa Mashruucan dekadda Berbera. [ Halkan ka akhrsio Maqaalkii 2016 ] si aad wax uga fahanto halka uu mashruucan salka ku hayo. Maqaalkan waxaan ku eegaynaa qodobada kala ah: 1- Taariikh Kooban Mashruuca Berbera 2- Guusha Itoobiya ee mashruuca Dekadda Berbera 3- Codsiga DP world ee ahaa in Itoobiya heshiiska wax ka saxiixdo 4- Halista Somaliland kala kulmi karto sida loo qeybsaday mashruuca 5- Awooda Dowlada Federaalka Soomaaliya Taariikhda Mashruuca  Mashruuca loo yaqaan B...

Jaamacada Carabta oo ka hadashay khilaafka dowladda federaalka iyo shirkadda DP World

Jaamacada Carabta oo ka hadashay khilaafka dowladda federaalka iyo shirkadda DP World   Jimco, Maarso, 09, 2018 (HOL) –Iyadoo uu soo ifbaxayo khilaaf soo kala dhaxgalay dowladdaha Soomaaliya iyo  shirkadda DP World ayeey dowladda Soomaaliya waxaa ay qoraal Ashtako ah dirtay  Ururka Jaamacada Carabta. Dowlada federaalka ayaa ayaak u tilmaamtay heshiiskii dhawaan lagu qeybsaday saamiga dekedda Berbera mid sharci darro ah oo aan loo marin dariiqii saxda ahaa iyo hay’addaha dastuuriga ah ee dalka. Bayaan ka soo baxay Jaamacada Carabta oo ka koobnaa Afar qodob ayaa waxaa ugu horeyn lagu soo dhoweeyay Wadahadalkii kol hore u bilowday dowladda Somalia iyo Maamulka Somaliland, waxayna ku boorisay labada dhinac in ay sii wadaan si xal looga gaaro arrimaha masiiriga ah ee ka dhexeeya. Jaamacada Carabta ayaa bayaanka ay soo saartay ku sheegtay iney taageersan tahay howlgalada ay Somalia ka wadaan ciidamada Midowga Afrika ee dowlada federaalka ka taageeraya dhinaca soo ce...

ABOUT SOMALILAND COUNTRY

What did you know about Somaliland? →Somaliland isn't state beacouse Somaliland get it's indepence for british colony in 1960.when it gets its indepence it get relationship form Somalia. But the relationship that gets form Somalia isnt be good dream.Somaliland dream was to get relationship with there brothers that was same language and same ethnic  Somaliland and Somalia was declined in 1991 May 18. The reason that caused to decline Somaliland and Somalia was the sami of Parliament. Just Somaliland has peaceful that doesnt has there brothers of Somalia and other countries in the world . The people of Somaliland are happy and they are excellent there life. Somaliland is good country.................. If you have some questions let write the comment and our sent me my Email cabsho123@gmail.com   Writer:Apdyrachid mowlid osman