Skip to main content

Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland

Xukumadda Somaliland ayaa ka hadshay wararka sheegaya in ay joojisay saldhiga UAE ka dhisaneyso Somaliland  gaar ahan Berbera Haddaba wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Dr Sacad Cali Shire .Isaga oo ku sugan
Imaaradka Carabta ayaa waxa uu ku jawaabey sidan"Waxa igu maqaala in Saxaafadda si qaldan loo geliyey.Saldhiga marka hore waxa loo qoondeyey dhul,Dhulkii qeyb ka mid ah waxa yeeshay Dad Faro badan.Waxa loo baahdey in haddii dhulkoodii laga qaado lo magdhow,lakiin magdhowgii dowladu may Awoodi karin,Sidaa Awadeed dowladu dhulkoodii waa loo koobey wana loo diyaariyey.Waxana la sugayaa in ay ka jawaaban,waxan la balansanahay UAE Insha Allah Bari."Sidaa Ayuu Wasiirku Hadalkiisa ku soo Gabo-Gabeyey.



 
Waxa qorey;Cabdirashiid mowlid osman
Ku xidhow Subscribe iyo Follow Dheh

Comments

Popular posts from this blog

DANTA ITOOBIYA EE HESHIISKA DP WORLD EE DEKADDA BERBERA! (QORSHIHII MELES ZENAWI)

DANTA ITOOBIYA EE HESHIISKA DP WORLD EE DEKADDA BERBERA! (QORSHIHII MELES ZENAWI) Waxaa todobaadkan si rasmi ah ay u Saxiixdeen Dowlada Itoobiya, Somaliland iyo Shirkada DP World mashruuca balaarinta dekadda Berbera kaasi oo ahaa mid muddo dheer soo socday wadahadalkiisa. Sidaan ku sheegay Maqaalkii aan qoray [12kii Janaayo 2016], xiligaasi oo uu Madaxweynihii hore Somaliland Axmed Siilaanyo codsaday in dib loo furo wadahadalka Somaliland iyo Dowlada Federaalka ayaa qodobada ugu waaweyn waxa kamid ahaa Mashruucan dekadda Berbera. [ Halkan ka akhrsio Maqaalkii 2016 ] si aad wax uga fahanto halka uu mashruucan salka ku hayo. Maqaalkan waxaan ku eegaynaa qodobada kala ah: 1- Taariikh Kooban Mashruuca Berbera 2- Guusha Itoobiya ee mashruuca Dekadda Berbera 3- Codsiga DP world ee ahaa in Itoobiya heshiiska wax ka saxiixdo 4- Halista Somaliland kala kulmi karto sida loo qeybsaday mashruuca 5- Awooda Dowlada Federaalka Soomaaliya Taariikhda Mashruuca  Mashruuca loo yaqaan B...

Xisbiga WADDANI oo heshiishka DP World ku tilmaamay mid madmadow badan ku jiraan

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sharci daro ku tilmaamay heshiishkan saddex geesoodka ah ee DP World la gashay Somaliland. Gudoomiyaha xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa sheegay in heshiishkani Dp World uu mad madow badani ku jiro,isla markaana aan shacbiga loo soo bandhigin. “Heshiishyada xukumadihii kala dambeeyey ee xisbiga kulmiye la galeen dalka aanu jaarka nahay ee Imaaraadka Carabta waxa ka muuqata madmadow faro badan , iyadoo shacbiga si dhab ah loogu soo bandhigin heshiishyadaasi, waxa ka marag kacaya mugdisigaasi shirkad loogu magac daray Somaliland Investment Company oo sharciga samayskeedu waafaqsanayn shuruucda Somaliland oo Dubai laga sameeyey”ayuu yidhi Guddoomiye Cirro. Sidoo kale, Cirro waxa uu sheegay in heshiishkan cusub ka hor imanayo heshiishkii hore ee Baarlamaanku ansixiyey, waxaanu sheegay in heshiishkaasi hore Somaliland lahayd 35%, haseyeeshee kan dambe laga jaray 5%. “Heshiiskaasi hore ee aan rasmiga ahayn heshiishkan cusubi...

Hogaamiyaha Aqlabiyada Kenya

Hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka kenya Adan Barre Ducaale ayaa hadalkan yiri " Xilibaanadda Soomalida ee dowladooda diidan uma ogolaanayno inay Nairobi ka dumayaan dowladda Farmaajo iyo kheyre . Waan ku kalsoonahay Faramaajo iyo kheyre shaqo Fiican ayayna hayaan ".