Skip to main content

Posts

WASIIRKA HORUMARINTA BEERAHA OO JOOJIYEY SIIDHKA DIBADA LAGA SOO WAAARIDO

Hargaysa: Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa Shirkaddaha iyo hay’addaha ka shaqeeya soo dejinta iyo qaybinta Shinida beeraha ku amray inay maraan nidaam wasaaraddu ugu tallo gashay ilaalinta tayada shinida Beeraha. War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirku ayuu shirkaddaha iyo hay’addaha ka shaqeeya Shinida beeraha ku amray in ay u hogaansamaan nidaamka wasaaradda beeraha, waxaanu ku faahfaahiyey nidaamka ay wasaaraddu ugu talo gashay ilaalinta tayada Shinida beeraha. Warsaxaafadeedkan ayaa u dhignaa sidan: Ku: Dhammaan Hay’addaha Wadashaqaynta la leh wasaaradda horumarinta Beeraha Ujeedo: Soo Dejinta Shinida Beeraha Wasaaradda horumarinta beeruhu, iyada oo kaashanaysa dadyawga ka ganacsada ee ku hawlan soo dejinta agabka beeraha iy ohay’addaha qaramada midoobay, kuwa aan dawliga ahayn ee caalamiga ah iyo kuwa waddaniga ah ee ku hawlan kor u qaadista maceeshada iyo yaraynta macaluusha inay nagala shaqeeyaan arrimahan hoos

DP WORLD OO DEKADA BERBERA BALAADHINASA

Dubai-Shirkada DP World ayaa shalay la saxeexatay xukuumada Dubai heshiiskii u dambeeyey oo lagu dhisayo goob cashuuraha ka-caagan ( free Zone ), qeybna ka ah horumarinta dekeda Berbera. Sida lagu baahiyey wargeyska Khaliij Times shalay, DP World ayaa la filayaa inay dhisme ka bilowdo dhul qiyaastiisa lagu sheegay 12 KM (laba jibaaran), halkaasi oo laga hirgelinayo goob Free Zone ah sannadkan, si ay kaalin uga qaadato casriyeynta dekeda Berbera una keento inay noqoto xudunta ganacsiga gobolka, shaqo-abuurna looga helo. Gudoomiyaha shirkada DP World Md. Sultan Ahmed bin Sulayem, oo arrintaasi ka hadlay ayaa sheegay inay qorshaynayaan sidii ay Berbera u noqon lahayd xudunta marin-biyoodka Geeska Afrika, waxaanu yidhi, “Qorshayagu waa sidii Berbera u noqon lahayd xudunta marin-biyoodka Geeska Afrika, casriyeynteeduna waxay dhiirigelinaysa koboca dhaqaalaha gobolka. Waxay sidoo kale dhiirinaysaa dhaqaalaha gudaha, oo shaqo-abuur ka helayaan bulshada Somaliland iyo jiilasha dambe.

Ruushka Oo Sameeyey Diyaradii Hgu Weyneyd

Shirkadda Diyaaraddaha ee Russian Plane,  ayaa markii ugu horreysay isticmaalaysa diyaarad cusub oo aad uga weyn kuwii ay hore u isticmaali jirtay, waxaana diyaaraddani noqonaysaa MC-21. Diyaaraddan oo hore loo bilaabay samaynteeda waxa la filayaa in ay dulimaadkeeda ugu horeeya samayso  sannadka soo socda ee 2019, sida uu ku dhawaaqay  ku xigeenka Ra’isal wasaaraha  dalkaasi Ruushka Dmitry Rogozin oo u waramaayey wargeyska Moscow Times ee dalkaasi kasoo baxa oo uu wargeyska Dawan kasoo xigtay qormadan. “waxaanu hore ugu guulaysanay  in aanu samayno diyaaradda Russian MC-211-300 , iyada oo dhowaan samaysay duulimaadkeedii 33-naad , waxaanaanu hadda wadnaa samaynta diyaarad kale oo aad uga weyn diyaaraddaha hadda la isticmaalo, laguna magcaabo MC 21 “. Ayuu yidhi Mr  Dmitry Rogozin. Isaga oo Ra’isal wasaare ku xigeenka labaad ee Ruushku ka hadlaayey arrintaasi waxa uu yidhi “ waxa diyaaradda cusub la tijaabin doonaa  bisha February ilaa horaanta bisha March ee sannadkan cusub e

FARAQA U DHAXEEYA HARGEISA IYO MUQDISHO

Hargaysa waxeey xarun u tahay Wiilal Laawyocado ilaa Tukaraq doombinaayo miisaaniyadoodu tahay $363 million haaysto 60 kun oo wiil oo ilmo adeeradiis ah oo nuuc walba oo ciidan isugu jira isla markaana dalkisa hal askari oo ajaanib ah uusan joogin madaxtooyadiisa waligeed hoobiye kusoo dhacin askariga iridka jooga uusan haaysan qori calan gaar ah leh Bank gaar ah leh dastuur gaar ah leh lacag gaar ah leh intaas wiilal is dulsaartay inuu dunida la noolaado u diyaar ah ayaa jooga Hargaysa ,Burca, Hargaysa, Boorama , ceerigaabo iyo Laascaanood. uqdisho waxaa jooga wiilal xaafadaha muqdisho isaga kala gooshi karin markeey dalka ka baxayaan ama soo galayaan. dhamaan wadooyinka magaalka loo xiro habeen iyo maalin cabsi ku jiifto hoobiyahu kusoo dhaco madaxtooyadooda 40 kun oo shisheeye ilaaliso markeey meel aadayaana gawaarida qafulan ee ajaaniibta lagu qaado wiilal xafiisyadooda ajaaniib joogaan wiilal marka lasoo booqdo dadka garoonka ugu tago wiilal waalidkood habeen iy

ABOUT SOMALILAND COUNTRY

What did you know about Somaliland? →Somaliland isn't state beacouse Somaliland get it's indepence for british colony in 1960.when it gets its indepence it get relationship form Somalia. But the relationship that gets form Somalia isnt be good dream.Somaliland dream was to get relationship with there brothers that was same language and same ethnic  Somaliland and Somalia was declined in 1991 May 18. The reason that caused to decline Somaliland and Somalia was the sami of Parliament. Just Somaliland has peaceful that doesnt has there brothers of Somalia and other countries in the world . The people of Somaliland are happy and they are excellent there life. Somaliland is good country.................. If you have some questions let write the comment and our sent me my Email cabsho123@gmail.com   Writer:Apdyrachid mowlid osman

Biyaha Gabiley oo Gabaabsi Ah iyo Ku wareejinta Wasaradda Biyaha ito Macdanta(FALLO)

(GABILEY)BIYO LAANTA KA TAGAN IYO KU WAREEJINTA WASAARADA HORUMARINTA MACDANTA IYO BIYAHA MAXAY TARASAA.  Biyaha Magaalada Gabiley oo intooda ugu badani ka yimaadaan ceelasha Biyaha Botor islamarkaana,hore ay u badhi kaabi jreen  Golaha Deegaanka Degmada Gabiley,oo maalintii Arbacada ee Shaley si rasmi ah loogu wareejiyey Wasaaradda Biyaha ayaa dadweynaha Reer Gabiley,su,aalo badan iska weydiiyeen in isbadelkan ku yimid Geedi socodka biyuhu wax ka badeli doonaan iyo in kale. Inkastoo,ay jiraan dareeno badan oo Bulshadu ku waajahdey,in isbadelkan ku yimid nidaamkii Maamul ee Biyaha Gabiley aanu marnaba saameyn la,aan doonin islamarkaana, gees kasta oo laga joogsado ay iman doonaan xiliga adage e lagu jiro duruufo wax ka badeli doona cabitaankii Magaaladu,waxa ay dad badani aaminsan yihiin in Wareejintoodu tahey mid degdeg ah oo aaney jirin qorshe Wasaaraddu kaga dabaalan karto,wakhtigan guud ahaanba mushkiladaha jira Dareenkan Walaaca ah,ee Shacbiga Reer Gabiley ku beegeen War

Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland

Xukumadda Somaliland ayaa ka hadshay wararka sheegaya in ay joojisay saldhiga UAE ka dhisaneyso Somaliland  gaar ahan Berbera Haddaba wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Dr Sacad Cali Shire . Isaga oo ku sugan Imaaradka Carabta ayaa waxa uu ku jawaabey sidan" Waxa igu maqaala in Saxaafadda si qaldan loo geliyey.Saldhiga marka hore waxa loo qoondeyey dhul,Dhulkii qeyb ka mid ah waxa yeeshay Dad Faro badan.Waxa loo baahdey in haddii dhulkoodii laga qaado lo magdhow,lakiin magdhowgii dowladu may Awoodi karin,Sidaa Awadeed dowladu dhulkoodii waa loo koobey wana loo diyaariyey.Waxana la sugayaa in ay ka jawaaban,waxan la balansanahay UAE Insha Allah Bari." Sidaa Ayuu Wasiirku Hadalkiisa ku soo Gabo-Gabeyey.   Waxa qorey;Cabdirashiid mowlid osman Ku xidhow Subscribe iyo Follow Dheh